Dowlad Carbeed oo iibsaneysa 24 Diyaarad oo Nuuca Dagaalka ah

Dowlada Qadar ayaa qorsheeneysa in dalka Britain ka iibsato Diyaarado dagaal oo casri ah, waxaana iibsahada Dowlada Qadar Diyaaradahan uga baxaysa Balaayiin Dollar. Dowlada Qadar ayaa dalbatay  26- diyaarad oo nuuca Eurofighter ee lagu farsameeyo dalka Britain, waxaana dowlada Qadar Diyaaradahan ku bixineysaa lacag ka badan 6-Bilyan oo Dollar. Diyaaradahan ay dalbatay Dowlada Qadar ayaa … Continue reading Dowlad Carbeed oo iibsaneysa 24 Diyaarad oo Nuuca Dagaalka ah